RG
Radio Galgaduud
· 2 saac ka horSiyaasad

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo UN iyo UNICEF kala hadlay Ilaalinta Carruurta iyo Rayidka

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo UN iyo UNICEF kala hadlay Ilaalinta Carruurta iyo Rayidka

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…