Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor

UNSOS oo xaraashaya agab ay leedahay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

UNSOS oo xaraashaya agab ay leedahay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya

Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa bilaabay hannaan lagu raadinayo shirkado xaraashleyaal ah oo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media2 saac ka hor
UNSOS oo xaraashaya agab ay leedahay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya
Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa bilaabay hannaan lagu raadinayo shirkado xaraashleyaal ah oo…
Ka akhri Horseed Media
PP
Puntland Post2 saac ka hor
Waxa qayliyayaasha Soomaaliyeed iyo baroortayaasha Itoobiya ay wadaagaan
Garoowe (Faallo PP) — Itoobiya waxaa ka jira dad la soo kireysto si ay ugu baroortaan qoyska uu qof ka geeriyooday.
Ka akhri Puntland Post
G
Goobjoog2 saac ka hor
Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Xoojinaya Ilaalinta Carruurta Xilliyada Colaadaha
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay