Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 3 saac ka hor

Soomaaliya oo door muuqda ka qaadatay CECAFA Kagame Cup 2026

Waxaa magaalada Kigali lagu soo gabagabeeyay tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay ka mid ahayd dalalkii door muhiim ah ku lahaa dhacdooyinka tartanka, gaar ahaan dhinacyada garsoorka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog1 maalin ka hor
Soomaaliya oo door muuqda ka qaadatay CECAFA Kagame Cup 2026
Waxaa magaalada Kigali lagu soo gabagabeeyay tartanka CECAFA Kagame Cup 2026, iyadoo Soomaaliya ay ka mid ahayd dalalkii door muhiim ah ku lahaa dhacdooyinka tartanka, gaar ahaan dhinacyada garsoorka…
Ka akhri Goobjoog
RD
Radio Dalsan3 saac ka hor
Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.
Ka akhri Radio Dalsan
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay