JN
Jowhar News
· 1 saac ka hor

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Museveni

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Museveni

July 30 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galinkii dambe ee maanta safar shaqo ku gaaray magaalada Kambaala ee caasimadda dalka Yugaandha,…