KT
Kaab TV
· Dhaqaale

Wafdi Uganda ka socda oo soo Gaaray Muqdisho

Wafdi ballaaran oo ka socda dalka Uganda ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo lagu qabanayo Madasha Ganacsiga iyo Maalgashiga Soomaaliya iyo Uganda oo soconaysa 20-ka ilaa 23-ka…