G
DFS Iyo Waqooyi Bari oo Adkeeyey Qaadista Hubka Ee Duullimaadyada Laascaanood
Maamulka Garoonka Aadan Cadde iyo Wasaaradda Amniga Waqooyi Bari ayaa soo saaray awaamiir cusub oo lagu adkaynayo qaadista hubka ee duullimaadyada isaga kala goosha Muqdisho iyo Laascaanood.
Ka akhri Goobjoog ↗