SM
Shabelle Media Network
· Siyaasad

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha cusub ee Cummaan u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo qaabilay Danjiraha cusub ee Cummaan u fadhiya Soomaaliya

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha cusub ee Dowladda Cummaan u fadhiya Soomaaliya, Mudane Saalim…