JN
Jowhar News
· Adduunka

Qaraxyo ayaa ruxay Riyadh ka dib markii Sacuudigu uu duqeen ku dilay 12 qof oo Xuutiyiin ah

Qaraxyo ayaa ruxay Riyadh ka dib markii Sacuudigu uu duqeen ku dilay 12 qof oo Xuutiyiin ah

Okt 30 (Jowhar)- Dhiig cusub oo ka dhacay Yemen iyo qaraxyo habeen ka dhacay Riyadh ayaa hoosta ka xariiqay sida degdega ah ee uu isku dhacu dib ugu qarxay ka dib markii uu burburay xabad joojin…