RG
Radio Galgaduud
· Ammaan

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab Khasaare Xooggan ku Gaarsiiyey Jameeca

Ciidanka XDS oo Al-Shabaab Khasaare Xooggan ku Gaarsiiyey Jameeca

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa weerar culus oo saacado badan qaatay ku qaaday deegaanka Jameeca ee hoostaga degmada Buurhakaba ee gobolka Baay, halkaas oo ay fariisimo ku lahaayeen…