JN
NISA oo shaacisay dilka horjoogihii maaliyadda Al-Shabaab ee Kuunyo Barrow
Dowladda Federaalka Soomaaliya ay shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyaadka Al-Shabaab,…
Ka akhri Jowhar News ↗