RG
Saalax Axmed Jaamac oo Kormeeray Doomaha Kalluumaysiga ee Dekedda Muqdisho, Kana Hadlay Suuqyada Caalamiga ah
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka, Mudane Saalax Axmed Jaamac, oo uu wehelinayo Wasiirka Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah iyo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗