RG
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo furay Shir-sannadeedka Isku-dubbaridka Adeegyada Bulshada
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa si rasmi ah u furay Shir-sannadeedka Labaad ee Isku-dubbaridka Heerarka Dowladda…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗