G
Koonfur Galbeed: Dagaal, Barakac iyo Daadad Isbiirsaday oo Halis ku Haya Boqollaal Kun oo Shacab ah
BAYDHABO (Goobjoog News) — Ciidamada taageersan madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ku fiday magaalooyin iyo degaanno hor leh oo ka tirsan gobolka Bay, taas oo…
Ka akhri Goobjoog ↗