Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday magaalada Carta ee dalka Jabuuti

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo booqday magaalada Carta ee dalka Jabuuti

Carta, Jabuuti – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), oo safar rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Jabuuti, ayaa maanta booqday…