RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka horAmni

Taliska NISA oo sheegay in howlgal ka dhacay Hiiraan lagu dilay saraakiil ka tirsan Al-Shabaab (Copy)

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Tardo ee Gobolka Hiiraan lagu dilay saddex…