RJ
Radio Jowhar
· 49 daqiiqo ka hor

DFS oo Deni ku eedeysay taageeridda kooxaha burcad-badeedda

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa eedeyn culus u jeediyay Madaxweynaha Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni, isagoo ku eedeeyay inuu taageero kooxaha burcad-badeedda ka…