Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 27 daqiiqo ka hor
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya oo Muqdisho ka Furmaya
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya oo Muqdisho ka Furmaya
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo shirkan diiradda lagu saarayo xoojinta amniga gudaha dalka, horumarinta hay’adaha amniga iyo sidii loo…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Wasiirka Gaashaandhigga oo ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta ka qeybgalay Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha, oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Amniga Gudaha Jamhuuriyadda…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.