JN
Jowhar News
· 1 saac ka horAmni

Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga dhanka difaaca iyo amniga badda.

Soomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga dhanka difaaca iyo amniga badda.

Aug 06 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo socdaal shaqo oo rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu…