G
Goobjoog
· Siyaasad

Guddiga Doorashooyinka iyo Ururrada Siyaasadda oo Jowhar kaga wada hadlay adkeynta habraacyada doorashada

Jowhar, 29 Sebteembar 2026 – Guddoomiye Ku-xigeenka Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, Saadaq Abshir Garaad, iyo xubno ka tirsan Guddiga ayaa magaalada Jowhar kulan kula yeeshay…