Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Trump oo daqiiqado ka hor baajiyey duqeymo lagu qaadi lahaa Xuutiyiinta Yemen

Trump oo daqiiqado ka hor baajiyey duqeymo lagu qaadi lahaa Xuutiyiinta Yemen

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in Mareykanku uusan xilligan fulin duqeymo toos ah oo ka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Trump oo daqiiqado ka hor baajiyey duqeymo lagu qaadi lahaa Xuutiyiinta Yemen
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa go’aansaday in Mareykanku uusan xilligan fulin duqeymo toos ah oo ka…
Ka akhri Horseed Media
JN
Jowhar News
Warbixin: Trump ayaa joojiyay duqeymo militari oo loo qorsheeyay fallaagada Xuutiyiinta Yemen
Sept 22 (Jowhar)- Iyadoo xaaladda dagaalka Yemen ay si xawli ah isku beddelayso, dagaalyahannada Xuutiyiinta ayaa ku dadaalaya inay qabsadaan goobo istiraatiiji ah oo dhul sare ah, iyagoo doonaya…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay