Sacuudiga oo sheegay in la qabtay gantaal Xuutiyiintu ku rideen Riyadh
Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa sheegay in nidaamyada difaaca cirka ay qabteen oo burburiyeen gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku soo rideen caasimadda Riyadh.
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Sacuudiga oo sheegay in la qabtay gantaal Xuutiyiintu ku rideen Riyadh
Isbahaysiga uu hoggaamiyo Sacuudiga ee dagaalka ka wada Yemen ayaa sheegay in nidaamyada difaaca cirka ay qabteen oo burburiyeen gantaal ballistic ah oo kooxda Xuutiyiinta Yemen ay ku soo rideen caasimadda Riyadh.
Sacuudiga oo war ka soo saaray weerarada Xuutiyiinta
Sacuudi Carabiya ayaa xaqiijisay in Xuutiyiinta Yemen ay isku dayeen inay Riyadh, caasimadda dalka, ku bartilmaameedsadaan gantaal ballistic ah. Tani waa weerarkii ugu horreeyay ee lagu qaado Riyadh…
G7 oo Xuutiyiinta ugu baaqay inay si degdeg ah u joojiyaan weerarrada ka dhanka ah Sacuudiga
Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka ku bahoobay G7 ayaa ugu baaqay Xuutiyiinta Yemen inay si degdeg ah u joojiyaan weerarrada ay ka fulinayaan gudaha Sacuudiga, xilli ay sii kordhayaan xiisadaha…