Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya xayiraad fiiso saartay muwaadiniinteeda dalkaasi.

Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya xayiraad fiiso saartay muwaadiniinteeda dalkaasi.

Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Turkiga oo beeniyay in Soomaaliya xayiraad fiiso saartay muwaadiniinteeda dalkaasi.
Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyay baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas…
Ka akhri Horseed Media
RJ
Radio Jowhar
Turkiga oo beeniyey in xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Soomaaliyeed
Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta Turkiga. Waaxda…
Ka akhri Radio Jowhar
JN
Jowhar News
Turkiga oo beeniyey in xayiraad fiiso ku soo rogtay dadka Soomaaliyeed
Sept 19 (Jowhar)- Dowladda Turkiga ayaa beenisay warar lagu baahiyey baraha bulshada iyo qaar ka mid ah warbaahinta, kuwaas oo sheegayay in Soomaaliya ay xayiraad fiiso ku soo rogtay muwaadiniinta…
Ka akhri Jowhar News
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay