G
Goobjoog
·

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Dil Toogasho ku Xukuntay Askari Dilay Muwaadin Faryaamo Ahaa

Muqdisho – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa maanta dil toogasho oo ah qisaasta Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi ku xukuntay Ex-Dable Xoogga Dalka Cabdi Aadan Ibraahim, oo ku…