JN
Jowhar News
· 2 saac ka hor

Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Balcad.

Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn  Loogu Soo Dhaweeyay Degmada Balcad.

Aug 13 (Jowhar)-Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen, ayaa maanta soo gaaray degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe, halkaas oo si diiran loogu soo dhaweeyay.…