RG
Radio Galgaduud
·

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo sagootiyey Taliyihii Hore ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM, Soo Dhoweeyeyna Taliyaha Cusub

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo sagootiyey Taliyihii Hore ee Qaybta 3-aad ee AUSSOM, Soo Dhoweeyeyna Taliyaha Cusub

Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa xarunta Madaxtooyada ee magaalada Baydhabo kulan isugu jiray qado sharaf iyo sagootin ugu sameeyey taliyihii…