HM
Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga baarlamaannada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday dhiggiisa dalka Jabuuti, Guddoomiyaha Golaha Qaranka,…
Ka akhri Horseed Media ↗