Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha

Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis lagu ilaalinayo xuquuqda shaqaalaha

MUQDISHO — Soomaaliya iyo Uganda ayaa kala saxiixday heshiis laba-geesood ah oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada shaqada iyo shaqaaleysiinta, iyadoo ujeeddadu tahay ilaalinta xuquuqda shaqaalaha…