IOM: Ku dhowaad 874,000 qof ayaa fatahaado ugu barakici kara Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda

IOM: Ku dhowaad 874,000 qof ayaa fatahaado ugu barakici kara Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda

MUQDISHO, Soomaaliya — Ku dhowaad 874,000 oo qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku barakacaan Soomaaliya saddexda bilood ee soo socda, iyadoo roobab xooggan iyo kororka heerka webiyadu ay halis ku yihiin…