G
Goobjoog1 saac ka hor
The Economist: “Muqdisho oo ka baxaysa sumcaddii xumayd ee ahayd magaalada ugu halista badan!”
Muddo dheer, magaca Muqdisho wuxuu warbaahinta caalamka uga dhex muuqday qaraxyo, weerarro hubaysan iyo waddooyin cabsi darteed u xirma marka habeenku soo dhaco. Haatan, muuqaal kale ayaa soo baxaya, maqaaxiyo…
Ka akhri Goobjoog ↗