Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la yeeshay Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Safiirka Sacuudiga, kana wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Boqortooyada Sacuudi…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.