SM
Shabelle Media Network2 saac ka hor
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo shir-guddoomiyay kulan looga hadlay isla-xisaabtanka iyo korjoogteynta
MUQDISHO, Soomaaliya — Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa Arbacadii shir-guddoomiyay kulanka labaad ee Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗