JN
Jowhar News
· 1 saac ka horSiyaasad

Kumanaan ruux oo ku nool Galmudug oo saaka u dareerey goobaha codbixinta

Kumanaan ruux oo ku nool Galmudug oo saaka u dareerey goobaha codbixinta

July 30 (Jowhar)Doorashada isku sidkan ayaa saaka ka bilaabatay illa 11 degmo oo ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, iyadoo dadku ay soo dooranayaan xildhibanaada goleyaasha deegaanka ee…