G
Soomaaliya iyo UNDP oo Ka Wada-hadlay Horumarinta iyo Kobcinta Wax-soo-saarka Xoolaha
Wasiirka Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Xuseen Maxamed, ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay madaxa Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay (UNDP) u…
Ka akhri Goobjoog ↗