Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Kulan la Yeeshay Xildhibaano Federaalka ah

Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Koonfur Galbeed oo Kulan la Yeeshay Xildhibaano Federaalka ah

Baydhabo – Guddiga Dib-u-Heshiisiinta Dowladda Koonfur Galbeed, oo uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga, Suldaan Warsame Suldaan Caliyow Ibrow, ayaa kulan la yeeshay xildhibaano ka tirsan Golaha…