G
Goobjoog
·

NISA oo sheegtay in maleeshiyaad hubeysan ay weerareen ciidamadeeda degmada Wadajir

Muqdisho – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa cambaareysay weerarro ay sheegtay in maleeshiyaad hubeysan ay ku qaadeen ciidamada Ilaalada Shacabka ee hay’adda, kuwaas oo ka…