RJ
Radio Jowhar
· 1 saac ka hor

Askar ka tirsan Puntland oo ku geeriyooday qarax ka dhacay G/Bari

Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax miino oo culus uu maanta ka dhacay tuulada Sheebaab ee hoos tagta degmada Qandala, kaas oo lala beegsaday gaari ay saarnaayeen ciidamo. Sida…