RG
Radio Galgaduud1 saac ka hor
Madaxweyne Soomaaliaya Xasan Sheekh oo Soo Gaaray Magaalada Dhuusamareeb
Madaxweynaha Dowladda Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa magaalada Dhuusamareeb si diirran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗