G
Goobjoog
· 2 saac ka horAmni

Duqeyn ka dhacday Shabeellaha Dhexe oo lagu beegsaday hoggaamiyeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in duqeyn ka dhacday gobolka Shabeellaha Dhexe lagu dilay madax ka tirsan Al-Shabaab, halka lagu dhaawacay xubno kale oo uu ku jiro Yuusuf Ciise Kabakutukade.…