HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 5 ilo · la cusboonaysiiyay 5 maalmood ka hor
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la Kulmay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy Seddon, iyagoo ka wada hadlay…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la Kulmay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Howlgallada Dowladda UK ee Soomaaliya, Colonel Andy Seddon, iyagoo ka wada hadlay…
Ka akhri Goobjoog ↗ HM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Wadahadal la Yeeshay Taliyaha Ciidamada UK ee Soomaaliya oo ku Saabsan Iskaashiga Difaaca
Muqdisho — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay…
Ka akhri Horseed Media ↗ SM
AUSSOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka oo xoojinaya iskaashiga amniga Shabeellaha Dhexe
Ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ayaa isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinaca amniga ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kaddib kulan ay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ RJ
Masar, Eritrea iyo Soomaaliya oo Xoojinaya Iskaashiga Amniga Geeska Afrika iyo walaaca Itoobiya
Masar ayaa sii xoojisay dadaallada diblomaasiyadeed ee Geeska Afrika, iyadoo Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty, uu wadahadallo gooni-gooni ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ BS
Ergeyga Mareykanka oo la sheegay inuu wasiirrada Soomaaliya, Eritrea, iyo Masar kala hadlay amniga gobolka
La-taliyaha sare ee Maraykanka, oo si goonni-goonni ah ula kulmay wasiirradan, ayaa qoraal uu ku daabacay boggiisa X ku sheegay in ay ka wada hadleen nabadda, amniga, iyo xasilloonida Geeska Afrika.
Ka akhri BBC Somali ↗ SM
Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga horumarineed
Muqdisho – Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), iyo Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda, Xamza Aadan Xaadow, ayaa…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Soomaaliya iyo South Korea oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay Safiirka Kuuriyada Koonfureed ee…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ G
Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya iyo Safiirka Koonfurta Kuuriya oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Dowladda…
Ka akhri Goobjoog ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.