SM
Shabelle Media Network
· Ammaan

NISA oo sheegtay inay dishay madaxii hore ee maaliyadda Al-Shabaab ee Kuunyo Barrow

NISA oo sheegtay inay dishay madaxii hore ee maaliyadda Al-Shabaab ee Kuunyo Barrow

MUQDISHO, Soomaaliya — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa sheegtay inay dishay Faysal Yuusuf Macallin Cabdulle, oo hore u maamuli jiray dhaqaalaha Al-Shabaab, howlgal qorsheysan…