RG
Radio Galgaduud
· 1 saac ka hor

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Türkiye iyo wafdi ka socda Hay’adda Hasene

Duqa Muqdisho oo qaabilay Safiirka Türkiye iyo wafdi ka socda Hay’adda Hasene

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta oo Talaado ah xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Türkiye u fadhiya Soomaaliya,…