KT
Kaab TV
·

Xiisad hubeysan oo ka dhex taagan laba sarkaal oo Booliiska Waaberi ah

Wararka laga helayo degmada Waaberi ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xiisad amni ay ka taagan tahay saldhigga Booliiska degmada, kaddib markii ay halkaasi isku horfadhiyeen laba sarkaal oo la…