KT
Ciidamo ka tirsan garabka Aadan Madoobe oo la sheegay inay ku biireen Daraawiishta Lafta-gareen ee duleedka Waajid
Isbeddel ku yimid xaaladda ciidamada ku sugan degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa la soo sheegay, kaddib markii ciidamo ka tirsanaa garabka hoggaamiye Aadan Madoobe ay u wareegeen dhinaca ciidamada…
Ka akhri Kaab TV ↗