← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 28/10/2026
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada, Lagana Hadlay Amniga iyo Howlgallada Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada maamulka, kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga, xoojinta…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada, Lagana Hadlay Amniga iyo Howlgallada
Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wasiirrada maamulka, kaas oo diiradda lagu saaray adkaynta amniga, xoojinta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ KT
Xiisad Siyaasadeed iyo Mid Amni oo ka Taagan Koonfur Galbeed, Xilli La Hadal Hayo Mustaqbalka Aadan Madoobe
Xiisadda siyaasadeed iyo tan amni ee ka taagan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sii xoogeysanayso, iyadoo ay soo baxayaan warar la xiriira hoggaanka maamulka, dhaqdhaqaaqyo ciidan…
Ka akhri Kaab TV ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.