Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya

Muqdisho (Goobjoog) — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay wakiilka cusub ee UNDP Soomaaliya
Muqdisho (Goobjoog) — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay wakiilka cusub ee Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Sheekh Aadan Madoobe oo Muqdisho kula kulmay madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Shariif Xasan
Muqdisho — Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho, ayaa kulan la qaatay madaxweynihii hore ee Dowladda Koonfur Galbeed,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay