RJ
Radio Jowhar
·

Garyaqaanka Guud oo Baarlamaanka ka dalbaday inuu ka jawaabo dacwadda ka dhanka ah Dastuurka cusub

Xafiiska Garyaqaanka Guud ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Baarlamaanka Federaalka, Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka iyo guddiyada dastuurka ka dalbaday inay ka jawaabaan dacwad ka…