G
Goobjoog
· Siyaasad

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo u yeeray Wasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u yeeray Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, si ay…