JN
Jowhar News
· 1 saac ka horSiyaasad

Doorashada Hirshabelle oo markale dib u dhac ku yimid

Doorashada Hirshabelle oo markale dib  u dhac ku yimid

Aug 20 (Jowhar)- Guddiga Doorashooyinka ayaa ku dhawaaqay in dib u dhac kooban lagu sameeyay doorashooyinka isku sidkan ee Golaha Wakiillada iyo Golayaasha Deegaanka ee maamulka Hirshabeelle.…