HADDA Siyaasad Amni Ciyaaraha Dhaqaale Qurbajoog Caalamka Dadka Meelaha ☰ SO Soomaali EN English ← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 2 saac ka hor
NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay deegaanka Fidow Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA), iyadoo taageero ka heleysa saaxiibbo caalami ah, ayaa sheegtay inay howlgal qorshaysan ka fulisay deegaanka Fidow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday G
NISA oo howlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fulisay deegaanka Fidow
Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka Soomaaliyeed (NISA), iyadoo taageero ka heleysa saaxiibbo caalami ah, ayaa sheegtay inay howlgal qorshaysan ka fulisay deegaanka Fidow ee gobolka Shabeellaha Dhexe.
Ka akhri Goobjoog ↗ JN
Hay’adda NISA oo duqeyn ka fuliisay deegaanka Fiidow ee gobolka Shabelaha Dhexe
Aug 19 (Jowhar)- Duqeymo dhinaca cirka ah ayaa saacadihii la soo dhaafay ka dhacay deegaanka Fiidow ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka HirShabeelle iyada oo Hay’adda Sirdoonka iyo…
Ka akhri Jowhar News ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.