G
Goobjoog
· 2 saac ka horAmni

Laba Xoolo-dhaqato ah oo Dilay Hoggaamiye Al-Shabaab ah oo ka Howlgali Jiray Shabeellaha Dhexe

Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in laba wiil oo xoolo-dhaqato ah ay dileen mid ka mid ah horjoogayaasha Al-Shabaab ee sida weyn uga howlgali jiray gobolka Shabeellaha Dhexe. Dhacdadan ayaa…